Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 464 views

Ninkii Ka Dambeeyay Dilkii Safiirka Ruushka Turkiga oo La Aqoonsaday

Waxaa la aqoonsaday Shaqsiyada ninkii xalay magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga ku dilay Safiirka dowlada Ruushka u fadhiya dalka Turkiga, dilkan ayaana noqday mid si weyn looga hadal hayo caalamka oo idil.

Ninka dilka geesay oo ahaa nin dhalinyaro ah ayaa markii uu dilka geesay si cabsi la’aan ah waxa uu uga hormuuqday Kaamiradaha, waxa uuna ninkan ku dhawaaqayay “Allaahu Akbar, Hadii aad Aleppop dad ku dishan adinkana halkan ayaa la idinku dilayaa iyo Ereyo ale.

Waraahinta dalka Turkiga ayaa sheegay in ninka dilka geestay lagu magacaabo Mevlut Mert Aydintas, oo 22-jir, waxaana ninkan uu katirsanaa ciidanka booliiska dalka Turkiga gaar aaan kuwa loogu tala galay kahor taga rabshadaha.

Wasiirka Arimaha gudaha dalka Turkiga Mr.Suleyman Soylu oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheeay in ninka dilka geesay uu katirsanaa ciidanka booliiska balse shaqada uu fasax ka qaatay labo sano kahor.

Ninkan dilka geestay ayaa iska soo dhigay ilaalada gaarka ah ee dadka madaxda ah, waxa uuna ninkan hoolka uu kasocday bandhig sawirada farshaxanka lagu soo bandhigayay kusoo galay kaarka aqoonsiga boliiska, isagoona ugu dambeyn iyada oo la daawanayo toogtay Safiirka Turkiga u fadhiyay Ruushka.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49915

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”