Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 822 views

Daawo isku soo baxii ugu weynaa ee Muqdisho ka dhacay oo lagu soo dhoweynayo Musharax Farmaajo

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay isku soo bixi ugu ballaarnaa ee lagu soo dhoweynayay Maxamed C/llaahi Farmaajo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd, kaddib markii kumanaan dadweyne ay ka qeyb qaateen soo dhoweyntiisa isla markaana socod dheer ku maray waddooyinka waaweyn.

Dadweynaha oo isugu jira kuwo danyar ah, ciidamada Dowladda, haween dhallinyaro iyo dad da’ ah ayaa sitay boorar uu ku sawiran yahay, iyagoona ka dalbaday xildhibaanada Baarlamaanka cusub inay doortaan musharaxa madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Dhinaca kale dadweynaha ayaa buux dhaafiyay hoyga uu degan yahay Farmaajo oo aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde, isagoona halkaasi uga mahad celiyay dhammaanba dadweynihii ka qeyb qaatay soo dhoweyntiisa iyo taageerayaasha una sheegay inuu ka mid yahay musharaxiinta xilka Madaxweynaha u taagan.

Marka la eego hab maamuuska aan caadiga ahayn iyo taageerada dadweyne ee lagu soo dhoweeyay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka duwan musharaxiinta isaga la midka ah oo intooda badan aanay shacabka Muqdisho ka warqabin dhaqdhaqaaqooda.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49938

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”