Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 305 views

Magaalada Baledweyne oo markii ugu horeysay laga furay isbitaal Milateri + Sawirro

Saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa si rasmi ah xariga uga jaray isbitaal loogu talo galay in lagu daryeelo ciidamada xooga dalka ee gobolka Hiiraan, iyagoo kormeeray qeybaha u ka kooban yahay isbitalkan.

Taliyaha Ciidamada xooga dalka Jeneraal Tawane Axmed Gurey ayaa sheegay in dhismaha isbitaalkan ay iska kashadeen ciidamada xooga dalka iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka Jabuti.

Madaxda hogaanka Caafimaadka Ciidamada xooga dalka Liiban xuseen Cismaan ayaa amanaay sida ciidamad dowlada iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka jabuuti ay isugu xilqameen hirgalinta isbitaalkan.

Taliyaha qeybta Afraad ee Ciidamada AMISOM Maxamed Cilmi habane ayaa ku boogadiyay doorka ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay ka qaateen hirgalinta isbitaalkan.

Dhinaca kale isbitalkaan loogu talo galay in lagu daryeelo ciidamada xooga dalka eegobolka Hiiraan ayaa laga hirgaliyay xerada gaaska shanaad ee lama galay ee Magalaada Baladweyne.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=49984

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”