Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 545 views

TACSI TIIRAANYO LEH!

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaa tacsi Tiiraanyo leh diraya dhamaan ehhelada iyo qaraabada oo isugu jira Indheer-garatto Culumaa’udiin, aqoon-yahanno, Gollaha Guddiga Horumarinta addeegyada Arrimaha Bulshada ( Waaxweyn Foundation ) iyo Gollaha Midowga Dhalinyaradda Iyo Horumarinta Waxbarashada Ee Hiigsi.

Dhambaalkan tacsida, oo ah mid ay la wadaagayaan qoysaskii iyo eheladii ay ka baxeen marxuumiinta kala ah allaha u wada naxariistee, Hooyo Faadumo Xuseen Fiidshe iyo Hooyo Xabiibo Axmed Odaysuge Barre kuna geeriyoodeen taariikhdu markey ahayd (Doraad) 19.12.16, Magaalada Muqdisho, waxayna leeyihiin waxaannu alle ugu baryeynaa in uu siiyo naxariistoodii jano, qabrigoodana u waasiciyo, kitaabkoodana uu midigta ka siiyo, qoysaskii iyo ahaladii ay ka wada baxeenne uu samir iyo iimaan eebbe ugu badalo, annagana uusan gadaashood uusan alle na fidneyn, إِنَّا للهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Gaar ahaan Gollaha Guddiga Arrimaha Dibada( Diasporra) iyo Guddiga Arrimaha Gudaha (Soomaaliya) Dalada Horumarinta addeegyada Arrimaha Bulshada (Waaxweyn Foundation ) waxay si gaar ah ugu sii tacsiyadeynayaan, Reer C/raxmaan Sh Cabdi gaar ahaan Wiilkeeda Ganacsade Xuseen C/raxmaan Sh Cabdi kana mid ah Gollaha Guddiga Soomaaliya ee Waaxweyn Foundation iyo reer Axmed Odaysuge Barre, gaar ahaan Walaalkeed Muuse Axmed Odaysuge Barre (Muuse Fanaxey) kana mid ah Gollaha Guddiga Saudi Arabia.

LABADA GOLLE EE USA
1. Dr. Mire Cali Siyaad
2. Dr. Xasan Maxamed Sabriye
3. Xeyle Cali Wardheere
4. Macalin Axmed Cali Xalane
5. Maxamed C/laahi Gabeyre
6. C/qaadir Axmed Yare ( Xeynuf)
7. Leymon C/lle Orfane
8. Siciid Macalin C/laahi
9. Maxamed Cusmaan Maxamed
10. C/wahaab Maxamuud Axmed Waasuge
11. Maxamed Cumar Xaaaji
12. Seynab Maxamuud Wehliye
13. Faadumo Cabdi Geeddi Baarre
14.Sahro Iimaan Jaanni
LABADA GOLLE EE U.K
01. Yaasiin Cabdi Maxamed Siyaad
02. Cabdi Cali Wehliye
03. Maxamuud Cabdulle Sabriye
04. Daadir Ibraahin Cawaale
05. Siciid Muuse Waambe
06. Siid-cali Xaaji Cumar
07. Shukri Cismaan Xaaji Maxamed
08. Cali Maxamed Xalane
09. Liibaan Xasan Xuseen
10. Cabdi Maxamuud Geedi
11. Cabdiqaadir Maxamuud Xeyle
12. Cabdi Maxamuud Cilmi
13. C/salaam Cali Faras
14. Cali Xasan Gudbahaye
15. Seynab Cali Waraar
16. Dahabo Xaaji Cali Dheer
17. Zahra Axmed Cali
18. Hibo Xasan Xuseen
19. Fartuun Cabdi Koronto
20. Faaiza Cali Sheekh
21. Xaawo Maxamed Cade
22. Xasan Basre
23. Maxamed Sayid-cumar
24. C/laahi Xalane
25. Caasho Cali Odaysuge
GOLLAHA GUDDIGA S/AFRIKA
01. Maxamuud Guutaalle Maxamed ( Dabac )
02. Maxamed Coloow Sabriye
03. C/laahi Jiibow Cabdi
04. C/qaadir Cabdi Cali
05. Xuseen C/laahi Xaaji Haaraaye
LABADA GOLLE EE SWEDEN
01. Xasan Axmed Taako
02. Cabdi Cali Cumar
03.Axmed Xasan Xaaji ”Baraawe”
04. Cismaan Yaxye Xaaji Maxamed Afrax
05. Salaad Xasan Maxamed Sabriye
06. Sh. C/weli Xasan Sabriye
07. Ilyaas Xariirshe Beyr
08. C/laahi Gabeyre Maxamed
09. Maxamuud Cali Guurre
10. C/laahi Maxamuud Nuuriye
11.Siciido Xasan Sabriye
12. Shamso Cali Abtidoon
13.Sahro Ubax Maxamed Cilmi ”Cagoole”
14. Maxamuud Maxamed Xasan Ceyroow
15.C/qaadir Maxamed Maxamed Cilmi ( Ciirraale)
16. Nageeyye Cabdi Gabeyre
17. Haashim Maxamuud Socdaal
18.Beelo-Kiin Maxamuud C/lle Afrax
19. Asad Xuseen Ganneey
20. Maxamed Yuusuf Maxamed Geessey
21. Mustaf Cali Nuur
22. Yuusufeey Cali Waraar
23. Maxamed (Cuti) Ismaaciil Afrax (Furka)
24. Cabdi Xasan Cabdulle (Italy)
25. Cabdiraxiin Hilowle Galleyr (Switzerland)
GOLLAHA GUDDIGA S/ARABIA
01. Muuse Axmed Odaysuge
02. Sh. Daahir Cadde Faarax
03. C/casiis Maxamed Xasan Madax
04. Gaandi Iimaan Ceynte
05. Yuusuf iimaan Ceynte
06. Cali Xasan Shiikhow
07. Maxamed Daahir Shiikhow
08. Maxamed Cali Axmed
09. Maxamed Axmed Axmed Cosoble
10. Cabdi Cowle
11. Daahir Maxamuud Barre
12. C/qadir Maxamed Cosoble
13. Mire Cali Xaashi.
GOLLAHA Guddiga FINLAND
01. Maxamuud Maxamed Cilmi
02. Cali Maxamuud Nuuriye
03. Maxamed Xasan Macalin
04. Cambaro Guulleed Siyaad
05. Muxiyaddiin Cabdi Gabeyre
GOLLAHA GUDDIGA NORWEY
01. C/qaadir Maxamed Xuseen “Haraati-yare”
02. Maxamed Cismaan Guurre
03. Suleymaan Axmed Cumar (Gaatamme)
03. Cali-Siciid Maxamed Gaab
04. Cumar Muuse Waambe
05. C/shakuur Maxamed Cali
06. Cumar Muuse Axmed
07. Idiris Axmed Xaaji Haaraay
GOLLAHA GUDDIGA HOLLAND
01. Kiim Shiikhow Jirrac
02. Liibaan Cali Wehliye
03. Della-Kabiir Cali Shire
04. Aweys Axmed Nageeyye
05. Madiino Maxamuud Wehliye
06. Asli Axmed Cuuke
07. Jawaahir Shire Axmed Taako
GOLLAHA GUDDIGA DENYMARK
01. Cabdi Maxamuud Socdaal
02. C/nuur Maxamed Cilmi (Cagoole-Cirka)
03. Axmed Nuur Maxamed Cosoble
04. Yuusuf Cali Xaaji Faarax
05. C/risaaq C/lle Siyaad
ODOYAASHA IYO GUDDIGA JERMANY
01. Maxamed Axmed Gurreey (Kilwo)
02. Faadumo Maxamuud Shidane
03. Muxiyadiin Xariirshe Beyr
04. Maxamed C/laahi Sh. Cabdi
05. C/salaan Xariirshe Beyr
06. Khadiijo C/laahi Sh. Cabdi
07. Faaisa Xasan Maxamed Sabrie
08. C/rashiid Ibraahin Geesey
09. Nuune Cali Cade
10. Faadumo Maxamed Suudi
11. Shukri Axmed Xaashi

GOLLAHA GUDDIGA FRANCE
Maxamuud Xasan Jimcaale iyo
Fu’aad Axmed Nageeyye
GOLLAHA GUDDIGA SOOMAALIYA
Ganacsade Xuseen C/raxmaan Sh. Cabdi
Dr. Daahir Xasan Guulleed
SH. C/raxmaan Gurreey
Gollaha Midowga Dhalinyarada Iyo Horumarinta Waxbarashada Ee Hiigsi!
C/fitaax Maxamed C/kariin Gabeyre (Guddoomiye)
Mowliid Cali Suud (G/xigeen)
Faadumo Maxamuud Afrax Abkow (Guddoomiyaha Arrimaha Waxbarashada)
Cabaas Cumar Hiraabe (G/xigeenka Arrimaha Waxb.)
Sharmaake Cali Maxamed (Xiriirka Arrimaha Dibada)
Yaasiin Axmed Cali Deeley (Guddoomiyaha Maaliyadda)
Waxaa kale oo tacsi tiiraanyo leh diraya, Cabdi Xasan Cabdulle
Khadro C/aahi Dayax (G/xigeenka Maaliyadda)
Faadumo Xasan Cabdi ( Xogheyn )
C/qani Cali Cismaan Gudbaaye (Gudd. Dabagalka,Tababarada Iyo Horumarinta)

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun!

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50007

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”