Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 268 views

Weerar qasaare geystay oo lagu qaaday ciidamada Turkiga ee ku sugan xuduuda Suuriya

Kolonyo ka tirsan ciidamada Milateriga Dowladda Turkiga oo ku sugan magaalo lagu magacaabo Al-Bab 20Km u jirta xuduuda ay la leeyihiin dalka Suuriya ayaa lagu qaaday weerar qasaare xoogan gaarsiiyay.

Sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada Turkiga weerarka ayaa waxaa ku geeriyootay 14-askari, kaddib markii lala eegtay qaraxyo iyo weeraro toos ah oo ay ku qaadeen dagaalyahanada kooxda IS iyo maleeshiyo ka tirsan Kurdishka mucaaradka ah.

Tiro intaas ka badan oo ka tirsan Ciidamada Turkiga ayaa ku dhaawacmay weerarkaasi, iyadoo wararku intaasi ku darayaan inay halkaasi ka ilaalinayaan dhaqdhaqaaqyada kooxda Daacish iyo maleeshiyada Kurdishka ah.

Dhinaca kale weerarka qasaaraha badan u geystay Milateriga Turkiga ayaa ku soo beegmaya 24-saac kaddib markii gudaha magaalada Ankara ee caasimada u ah dalkaasi lagu khaarajiyay safiirkii Suuriya u fadhiya dalka Turkiga.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50012

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”