Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,511 views

Fursado qaali ah oo loo soo bandhigay Soomaalida

OGAYSIIS   OGAYSIIS   OGAYSIIS

Waxaa loogu bishaareynayaa dadka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed meel kasta oo ay ka joogaan caalamka inuu u furayo machadka Alfurqaan Online fasal cusub oo dad waaweyn iyo dad yeryerba leh machadka Alfurqaan Online wuxuu ku caan baxey barashada quraaanka kariimka ah iyo culuumta islaamka macahadku hadda wuxuu kuusoo kordhiyey hingaada oo qaab cusub oo si fudud laguu fahansiin doono 3 bilood oo kaliya ayaa laguugu bari doonaa insha allah waa duruus casriyeysan waana maqal iyo muuqaal markasta iyo meel kasta hadaba hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu ilaahay yiraahdo waxaa ka mid ah sidan soo socota:

Hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu illaahay yiraahdo waxaa ka mid ah sidan soo socota:-

  1. Quraanka kariimka ah iyo Tajwiidkiisa.
  2. Higaadda carabiga
  3. Culuumta islaamka(siirada rasuulka SCW)
  4. Barashadda carabiga ku hadalkiisa
  5. Tafsiirka quraanka
  6. Siirada Nabiga {SCW)
  7. Arkaanta Islaamka iyo imaanka
  8. Tijaabada Ardayga Waa Free 3 Maalimood

1. Qabashadda imtixaanaad iyo dawrooyin cilmiyeysan oo joogto ah.
2. BARSHADA AFKA SOOMAALIGA RIIX HALKAAN

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50118

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj