Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 339 views

Wararkii ugu dambeeyay diyaarad Liibiya laga afduubtay oo jasiiradda Malta lagu dejiyay

Diyaarad ku socotay magaalada Tripoli ee caasimada dalka Liibiya isla markaana lagu dejiyay jasiirada Malta ayaa waxaa ka soo baxaya faahfaahino dheeraad ah, waxayna wararkii ugu dambeeyay ee aanu ka heleyno xaaladda rakaabkii saarnaa diyaaradaasi oo ahayd Airbus A320.

Saraakiil ka tirsan Booliska Jasiiradda Malta ayaa ku guuleystay inay diyaaradda laga soo dejiyo 118-qof oo ahaa rakaabkii diyaaradda, kaddib markii ay muddo saacado ah wadahadal la yeesheen ninkii ka dambeeyay afduubka diyaaraddaasi.

Diyaaradda oo lagu magacaabo Afriqiyah Airways ayaa markeedii hore ka soo duushay magaalo lagu magacaabo Sabha iyadoo duulimaadkeedana uu ku sii jeeday caasimada dalkaasi Liibiya ee Tripoli.

Qaabka diyaaradda looga dejiyay rakaabkii saarnaa oo ku socotay si tartiib tartiib ah ayaa waxaa aakhirkii lagu guuleystay in ugu dambeyn laga soo dejiyo shaqaalihii diyaaradda ka shaqeynayay, iyadoo dadaalkaasina uu qeyb weyn ku lahaa Ra’iisal Wasaaraha Malta Joseph Muscat.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50134

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”