Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 239 views

Diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka oo la la’yahay

Diyaarad Millateri oo laga leeyahay dalka Ruushka, ayaa la waayay, kadib markii ay ka kicintay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Sochi ee dalka Ruushka, markii uu lumay raadeerka Diyaaradaasi.

Wasaarada Difaaca dalka Ruushka, ayaa sheegtay Diyaarada oo aheyd Namberkeeda Tu-154 ay saarnaayeen dad gaaraya 91 ruux oo isugu jira Saraakiil ciidan, Fanaaniin, Wariyeyaal.

Diyaarada ayaa qadkeeda la waayay, 20-daqiiqo kadib, markii ay ka duushay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Sochi.

Igor Konashenkov, oo ah Afhayeenka Wasaarada Difaaca dalka Ruushka, ayaa sheegay diyaarada inay la socdeen Koox Baambeey ah oo ujeedkooda uu ahaa inay dalka Syria ugala qaybgalaan ciidanka Ruushka ee halkaasi ku sugan xuska sanadka cusub.

Waxaa hada socda Baaritaan rasmi ah oo lagu raadinaayo raadeerka diyaarada, iyadoo ilaa hada aysan kala cadeyn, rasmi ahaan diyaaradaasi meesha ay ku luntay.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50163

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”