Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 203 views

Yuusuf Madaale: “Heshiiska madasha ma aha mid u qidmeynayo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed” (Dhageyso)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta shir xasaasi ah ka yeeshay war-murtiyeedkii xalay ka soo HMQ ee lagu kordhiyay xubno dheeraad ah maamul goboleedyada dalka ka jira.

Kulan ay isugu yimaadeen madaxda kala duwan ee maamulka gobolka iyo Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo waliba xubno ka socday qeybaha kala duwan ee ururrada bulshada u dooda arrimaha gobolka ayaa soo saaray warsaxaafadeed ka koobnaa dhowr qodob oo ay uga hadlayaan xuquuqda siyaasadeed ee gobolka Banaadir.

Warsaxaafadeedka oo nuqul ka mid ah aanu helnay ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda dalka, waana kan hoos ku qoran.

Press-release

Dhinaca kale shirkaan oo uu guddoominayay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda VOA-da waxa uu si cad ugu sheegay in lagu xadgudbay dastuurka dalka, isagoona su’aal geliyay sababta hoggaamiyeyaasha uga qadiyeen masiirka siyaasadeed ee dalka dadka degan gobolka Banaadir.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50196

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”