Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 260 views

Kooxda Boko Haram Ee Dalka Nigeria oo Laga Qabsaday Fariisinkoodii Ugu Weynaa *Sawiro*

Wararka ka imanaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in kooxda Boko Haram ee ka dagaalanka woqooyiga dalkaas laga qabsaday fariisinkoodii ugu weynaa.

Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari oo warbaahinta dowladiisa la hadlay ayaa sheegay in ciidanka Nigeria ay mitidiinta Boko haram ka saareen saldhigoodii waynaa ee ay ku lahaayeen kaynta Sambisa.

Argagixisadii waa firxad meel kale oo ay u dhuuntaana ma jirto” ayuu ku yirei Mr. Buhari oo intaa ku daray in xeradan ay lahaayeen kooxda Islaamiyiinta ah laga qabsaday duhurnimadii Jimcihii wakhtiga galbeedka Afrika.

Buhari wuxuu sheegay in dedaallada lagu doonayo in lagu soo furto gabdhihii ay af-duubteen kooxdani la sii xoojin doono. Waxaanu ciidamada qalabka sida ugu hambalyeeyey hawlgalka Sambisa wuxuuna guushan ku tilmaamay mid muddo dheer la sugayey oo farxad leh.

Ciidamada Nigeria oo taageero ka helaya ciidamada dalalka deriska la ah dalkaas ayaa todobaadyadii ugu dambeeyey guluf wayn ku hayey kayntan oo ah dhul ballaadhan oo Seere uu ka dhigay gumaysigii dalkaasa ka talin jiray, waxayn ku taallaa woqooyiga galbeed ee gobolka Borno.

Kooxda Boko Haram ayaa weeraro badan ka geysatay woqooyiga dalka Nigeria oo ay ku badan yihiin dadka muslimiinta ah, iyagoo laayey kumanaan ruux oo shacab iyo ciidan iskugu jira, waxaana kooxdan ay shaacisay muddo ka hor iney la midowday kooxda Daacish ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Siiriya.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50265

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”