Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 394 views

Cumar C/rashiid oo la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug ”Sawiro”

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa kulan ah la qaatay Xildhibaanadda labada Aqal ee dhawaan laga soo doortay deegaanadda Galmudug.

Kulankan ayaa ka qeyb ka ahaa kulamada Musharaxiinta Madaxweynaha ay la qaadanayaan Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay deegaanada maamul goboleedyada.

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka codsaday Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug inay taageeraan barnaamijkiisa Siyaasadeed, maadama uu ka mid yahay Murashaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha.

Xildhibaanada laga soo doortay Galmudug ee Labada Aqal ayaa sheegay in ay Taageersan yihiin Barnaamijka uu u soo bandhigay Ra’iisul Wasaare Sharmaake.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50501

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj