Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 324 views

Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (1)

Assalamu Calykum Akhyaarta Somaliweyn

Bacda Salaam

Mid ka mida mushkiladaha ugu waawayn ee haysta jaaliydaha Soomaalida ee qurbuhu waa mushkiladaha dhaliinyarada. Si xal loogu helo waa in marka hore la isla fahmaa mushkiladu waxa ay tahay. Waxa aan duubay afar barmaamij oo aan ku falanqaynayo qaybaha ay ka kooban yihiin dhaliinyarada Soomaalida ee qurbaha degani.

Waxa aan u bixiyay “Dhaliinyarada Soomaalida Qurbaha – Sedexda “X” . Kani waa barmaamijkii kowaad ee barmaamijyadaas, fadlan daawo lana wadaag intii aad gaadhi karto.

Mahadsanid….

 

 

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50603

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj