Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 832 views

Sheekh Umal oo war kulul ka soo saaray saameynta Soomaalida Shiicowday + Video

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay wadaado Soomaali ah oo Shiicoobay isla markaana aflagaado u geystay xaaska Nabiga NNKH.

Waxa uu sheegay in warbaahinta Soomaalida ay ka qeyb qaadanayaan faafinta dacaayadaha iyo aflagaadooyinka ay saxaabada u geysanayaan Soomaalida Shiicowday, wuxuuna Sheekha tilmaamay in Shiicada ku sii faafeysa caalamka ay garab ka helaan dalalka reer galbeedka sida Mareykanka iyo dalalka Yurub.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50722

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj