Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 906 views

Gabar sixirtay wiil ay jacayl u qaaday oo laga saaray jiniyaal soo weeraray + Video

Xarun dadka lagu daweeyo Quraanka Kariimka ah ayaa ku guuleysatay inay koox jiniyaal ah ka saarto wiil dhallinyaro ah, kaasi oo ay sixirtay gabar isaga jeclaatay, waxaana goobtaasi ku sugnaa ehelada wiilka iyo boqolaal dadweyne ah.

Wiilkaan oo ah dhallinyaro ayaa korkiisa waxaa ka hadashay haweeneydii jecleyd, wuxuuna Sheekhu wareysi ka qaaday wiilka kahor inta aanay xaaladiisu caadi ku soo noqon.

Gabadha jeclaatay wiilka ayaa sheegtay inay sixir ugu dartay raashin uu ka cunayay maqaayad ay iyadu lahayd, markii uu Sheekhu su’aalay Maxaad ugu sheegan weysay jacaylkaaga, waxay gabadhii ka kor hadleysay wiilka ku tiri: “Uma sheegan”.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=50833

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj