Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 856 views

Sheekh Maxamed Idiris oo farriintii ugu weyneyd u Somalida + Video

Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed isla markaana ah daaci ku caan baxay fidinta diinta Islaamka dalalka caalamka, gaar ahaan dalalka ay Soomaalida degan tahay.

Farriinta Sheekh Maxamed Idiris oo si toos ah ugu socota shacabka Soomaaliyeed ayuu ku sheegay in dhibaatada ugu daran ee heysta dadkiisa ay ka mid yihiin dhiigga oo la banneystay, iyadoo qofka dembiga dilka ah geysto la siinayo gabbaad ama qabiilkiisa ay qariyaan.

“Qucuubada halka qof sameeyo oo aan gacanta laga qaban waxay galaafaneysaa dadka, dalkooda oo dhan ayay galaafaneysaa” ayuu yiri Sheekh Maxamed Idiris oo sheegay in cuquubada arrintaasi ka dhalata ay galaafaneyso qof kasta.

Sheekh Maxamed Iridis oo ku sugan dalka Koofur Afrika ayaa si gaar ah uga hadlay nin Soomaali ah oo saddex maalin kahor xaaskiisa ku dilay magaalada Pretoria, isagoona sheegay in Soomaalida ay caado ka noqotay in la qariyo qofka gacan ku dhiiglaha ah, wuxuuna isweydiiyay xilliga la helayo in Soomaalidu ay garato xaqa.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51018

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”