Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 674 views

Milkiilaha Facebook oo soo saaray qaab aad ku ogaan karto in ciwaankaaga lagu hayo dabagal

Barta xiriirka bulshada ee lagu magacaabo Facebook ayaa lagu soo kordhiyay qaab cusub oo aad ku ogaan karto in sirdoonka dowladaha caalamiga ahi iyo kooxaha jabsada Computerada ay dabagal ku hayaan ciwaanka aad ka sameysato Facebook.

Barnaamijka oo adeegsigiisa aad u fudud ayaa ka kooban xarfo aad ku qoreyso qeybta hoose ee Comments-ka, kaddibna haddii uu kuu soo baxo magaca: Mark Zuckerberg oo ah mikiilaha Shabakadda Facebook aad ogaaneyso inaysan cidka la socon ciwaankaaga iyo qoraalada aad soo geliso.

Qoraalka aad ku qoreyso qeybta hoose ee comments-ka waa Sidan: @ [4:0] wax Space ah ha u dhaxaysiin, balse haddii uusan kuu soo bixin magaca milkiilaha Facebook waxaad ogaaneysaa in ciwaankaga lagu hayo dabagal.

Barta xiriirka bulshada Facebook oo si aad ah ay u isticmaasho Soomaalida ayaa waxaa la farayaa inay muujiyaan taxadar fara badan, bacdamaa horay ciwaanadooda laga ogaaday inay qoraallo been ah ku qortaan taariikhdooda, asal ahaan wadanka ay u dhasheen iyo macluumaadyo kale.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51128

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”