Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,323 views

Cabdullaahi Sheekh Xasan “Xasan Sheikh ayaa is­hortaagay furitaanka Dekeda & Garoonka” *Dhageyso*

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Maamul Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Xasan, ayaa dhaliil u jeediyay Madaxweynaha Somala Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyihii BFS Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Wasiirku waxa uu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu jecelyahay inuu ka taliyo deegaanada hoostaga maamulka, balse uusan dooneynin in la horumariyo deegaanadaasi.

Cabdullaahi Sheekh Xasan, waxa uu sheegay in Madaxweyne Xasan uu si cad u diiday in la furo Garoomada Diyaaradaha Belidoogle iyo Lambar Konton.

“Madaxweynaha Qaranka ee wakhtigiisu dhamaaday wuxuu jeclaa Tayeeglow, Xudur iyo Ceelbarde uu ka taliyo laakiin ma jecla in la howlgaliyo Garoomada Belidoogle iyo Lambar Konton si cad ayuu u diiday in la shaqo galiyo”.

“Ma uusan jecleen in Deegaanada Gobolka Sh/Hoose ay horumaraan waxa uu diiday xitaa in la furo Dekadda Baraawe”.

Sidoo kale, Cabdullaahi Sheekh Xasan, ayaa cod dheer ku sheegay in Xasan Sheekh uu Siyaasadaasi ku raacsanaa Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jawaari oo kursiga Dowlada ugu fadhiya matalaada Koonfur galbeed.

Jawaari ayuu sheegay in Xasan Sheekh uu ku raacay in dhammaan Garoomada iyo Dekadaha aan la furin, waxa uuna farta ku goday inuu hilmaamay in shaqsi ahaantiisa uu matalo Koonfur galbeed.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51137

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”