Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,391 views

Musharaxii ugu horeeyay ee Madaxweynaha cusub oo ku dhawaaqay inuu tanaasulay ‘Waa maxay sababta?’

Mid ka mid ah musharaxiinta Madaxweynaha cusub ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay inuu tanaasulay oo uu dib uga laabtay tartanka jagada Madaxtinimada dowladda cusub ee Soomaaliya, wuxuuna shaaca ka qaaday arrimo ku kalifay isbedelka ku yimid.

Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa musharaxiinta u taagan jagada Madaxweynaha ayaa isagoo u waramayay idaacadda Dalsan waxa uu sheegay inuu isagu dib uga laabtay musharaxnimadiisa, wuxuuna tilmaamay in arrintaasi ku kaliftay kaddib markii uu garwaaqsaday in kooxda Damul Jadiid ee garabka Madaxweyne Xasan Sheekh ku soo baxeen musuqmaasuq, laaluush iyo hanjabaad.

Waxa uu sheegay in kooxda Xasan Sheekh ay Baarlamaanka cusub ku takri faleen, isla markaana ka xisbi ahaan ayuu sheegay Salaad Cali Jeelle inuu dib u dhigay ololihiisa musharaxnimo ilaa iyo inta uu ka xaqiijinayo isbedel dhab ah oo dalka ka dhaca.

Salaad Cali Jeelle oo ka mid ahaa musharaxiintii Madaxweynaha sanadkii 2012-ka looga guuleystay ayaa markii labaad waxa uu hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay sidii koox diimeedka garabka Madaxweynaha kursiga ka sii degaya ee Xasan Sheekh looga hor istaagi lahaa dhibaatooyinka ay dalka ka waddo, iyadoo waliba hantidii qaranka u adeegsaneysa dano gaar ahaaneed.

Wareysiga oo dhameystiran hoos ka dhageyso:

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51148

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”