Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 439 views

RA’YI: Yaa mudan in loo doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyed?

Baaritaan dheer ka dib, jawaabta waxaan xildhibaanada Baarlamaanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyed la wadaagi doona doorashada Guddonka Baarlamaanka ka hor Inshaallah. Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyed ayaa qaaday Amaanada oo Masuuliyadu saaran tahay.

Balse Masuuliyada aniga i saaran Muwaadin ahaan waa inaan ka caawiyo Xildhibaanada kuwoda wanaagsan ee wadaniyiinta ah inaan la wadaago inta aan ka aqaan Murashixiinta u taagan xilka Guddonka Golaha Shacabka Soomaaliyed, iyo Murashaxa aan ku kalsoonahay inuu xilkaas kasoo bixi karo oo lagu Aamini karo.

Xildhibaanada waxaa ay shacabka Soomaaliyed ka rabaan oo ka rajeynayaan in doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ay ku saleyaan taarikhda Murashaxa, waxqabadkisa iyo waxa laga filan karo.

Xildhibaanadu waa inay doortaan Gudoomiye Baarlamaan iyo Madaxweyne qaadi kara Amaanada. Madax ilaalisa dastuurka dalka. Madax isla xisaabtanta. Murashax Gudoomiye Baarlamaan iyo Murashax Madaxweyne oo ololo doorasho wadaaga isla xisaabtan iyo dastuur ilaalin laga sugi maayo.

Waxaa Diyaariyay: Ahmed Nuur Arlaadi
E-mail: arladun@hotmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51151

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”