Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 510 views

Magacyada 12-Xildhibaan oo maanta Baarlamaanka Soomaaliya dhageysanayo Khudbadahooda.

Waxaa maanta lagu wadaa in Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Dhageysanayo khudbadaha musharaxiinta u tartamaysa xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Dhanka kale 12-xildhibaan ayaa u sharaxan xilka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka oo uu ka mid yahay Xildhibaan Mahad Cabdlle Cawad oo Afartii Sano ee la soo dhaafay xilkaan haayay.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51165

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj