Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 574 views

Yaa Ku haboon in uu buuxiyo Jagada Afhayeenka Baarlamaanka Somaaliya?

ASC, Mudanayaal;

Salaan ka bacdi waxaad la socotaan in 11 bishaan la qaban doono tartan loo gali doono Jagada Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya, Jagadaas oo aad muhiim u ah isla markaasna aan u aragno meesha kaliya ee laga sixi karo qaldaadkii horey u dhacay ee hagaasiyey wadankeena in aan gaarno horumarkii  lagu taameyey in la heli doono dhamaadka 2016, 
 
Si kastaba ha ahaatee haatan waxaa jagadaas ku tartami doono musharixiinta kala ah;
 
1- M.C. Jawaari
2- Cabdifitaax Geesey
3- Idiris dhakhtar
4- Xidig
 
Hadaba kee ayaad is leedahay isaga ayaa mudan oo dalka dadka iyo diintaba wax tari karo??
 kee ayaad is leedahay garan kara nidaamka la xisaabtanka dawladeed??
 keebaad is leedahay waa sharci yaqaan leh khibrad uu ku maareeyo hawlaha sharci dajinta ee muhiimka u ah wadan burburay??
, iyo suaalaha kale ee badan oo la is waydiin karo
Ugu dambayn;
Musharax Dr Cali Xaaji warsame , waxa uu kula talinayaa Xildhibaanada sharafta badan ee matalaaya dhamaan shacabka Soomaaliyeed in ay ka fiirsadaan cidda ay u dhiibayaan masiirka ummadda Soomaaliyeed,
Fiiro Gaar ah: Fadlan Taladaada waa noo muhiim ee noosoo gudbi 
 
 
                                DIB U HANASHO HAYBAD QARAN
 
 
 
 
Ali Haji Warsame Presidential Campaigning Team
Mogadishu, Somalia
Tel; 00252612482620
Email; ahwpct@gmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51175

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj