Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 431 views

Madaxweynaha Galmudug “Xildhibaanada ku shiraya Cadaado waxay wadaan Fowdo & Sharci daro,mana aqbalayo…”

C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmuudg ayaa ka hadlay Mooshinka ay keeneen qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo hadda ka socda Magaalada Cadaado.
Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado ay yihiin Fowdo iyo Sharci daro islamarkaana uusan Aqbali doonin waxii ka soo baxa shirkaasi ay leeyihiin xildhibaanada Baarlamaanka.
Dhanka kale C/kariin Guuleed ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado ay soo Abaabuleen Dad Cadaw ku ah jiritaanka Dowladda Galmudug.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51185

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj