Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 247 views

Doorashada guddoonka baarlamaanka oo bilaabatay  

Waxaa bilaabatay codeynta wareegga koowaad ee doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, waxaana bilaabay Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cismaan Cilmi Boqorre.

X ubnaha Xildhibaanka Baarlamaanka ee hada jooga xarunta golaha shacabka ay tiradooda waxay tahay 256-mudane

Guddiga qaban qaabada doorashada ayaa sheegay in mudanihii aan saxiixin warqadda uusan codeyn doonin, loona baahan yahay Xildhibaannada inay warqadda saxiixaan.

Dhanka kale Guddiga doorashada waxa ay sheegeen in tartanka uu socon doono saddex wareeg, balse musharixii hela wareegga 1aad 139 cod in uu si rasmi ah ula wareegi doono kursiga guddoomiyaha baarlamaanka.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51222

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj