Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 302 views

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo markii labaad ku guuleystay guddoonka Baarlamaanka

Xarunta Golaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa goor dhow lagu soo gabagabeeyay doorashada guddoonka Golaha Baarlamaanka tobanaad ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Doorashada oo gashay laba wareeg ayaa waxaa ku tartamayay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo helay 141 cod, C/rashiid Maxamed Xidig oo helay 92-cod, C/Fataax Maxamed Ibraahim Geesey oo helay 17-cod iyo Idiris Aadan Dhakhtar oo helay 2-cod.

Markii la gaaray wareegga labaad ayaa guddoomiyaha KMG ah Cismaan Cilmi Boqore waxa uu ku dhawaaqay in maanta wixii ka dambeeya Md. Jawaari uu yahay Guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Shacabka.

Musharaxiintii la tartameysay ayaa iyagu halkaasi ka jeediyay khudbaado kala duwan oo ay ugu hambalyeynayaan Guddoomiyaha cusub, iyagoona ku booriyay Md. Jawaari inuu la yimaado waxqabad muuqda iyo isbedel lagu sameeyo xarunta Golaha shacabka oo ay sheegeen inay ka muuqato dayacnaan aad u weyn.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51226

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”