Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 224 views

Doorashada Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka oo goordhow bilaabatay

Waxaa goordhow bilaabatay Doorashada Guddoomiye ku xigeenada 1-aad iyo 2 -aad ee Golaha shacabka, iyadoo xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho ay ka socoto xarunta Baarlamaanka.

 
Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka xilhibaan Dr C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in doorashada labada guddoomiye ku xigeen Hal Mar la wada Codeyn doono,taas oo micinaheedu yahay in xildhibaanka labo warqadood loo dhiibi doono si waqtiga looga faa’ideysto.

 
Dhanka kale Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Marka ay doortaan Guddoomiye Ku xigeenada Kulamada ku xiga waxaa lagu wadaa inay ku shaacin doonaan Xilliga ay dhaceyso Doorashada Madaxtinimo ee Dalka.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=51272

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj