Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,324 views

Magaalada Goldogob oo laga mamnuucay in gaari ay isla raacaan Ragga iyo Dumarka *Dhageyso*

Taliyaha Boliska Degmada Galdogob ee Gobalka Mudug Cabdi Xamiid Xuseen oo Warbaahinta Ku hadalay Degmadaasi aya waxa uu uu Digniin adag u Diray dhaliyarada Da,dooda ay ka hooseeyso 40 sano ee ku Nool Degmada Galdogob .

Ugu horeeyn Taliyaha Booliska Degmada Galdogob ayaa waxa uu ka hadalay Amaanka guud ee Degada Godogob iyo falal amniga lidi ku ah oo Habenadaan ka dhacayay Gudaha Degmadaasi .

Taliye Cabdi Xamiid Xuseen ayaa waxa uu digniin ujeediyay dhalinyarada falalka Anshax. xumada ah ay ku kacaan . sida dhaca Mobilada Daawashada aflaanta xun.xun ay ku wataan Mobilada iyo jarashada timaha oo ay u jaranayaan si ka baxsan Diinta iyo dhaqanka wanaasan.

Sidoo kale Taliyaha Boliska Galdogob Ayaa Waxa uu sheegay in la mamnuucay dhalinyarada Gabdhaha iyo wiilasha Gawaarida u qaadanaya meelaha ka baxsan degmada cidii lagu arkaa ama lagu soo qabtaana Ciqaab ay muteysan doonaan.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=52036

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj