Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 788 views

Guddiga doorashada oo soo saaray liiska Musharaxiinta Madaxweynaha (Akhriso)

Waxaa gelinka dambe ee maanta ku ekaa diiwaan gelinta musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha, iyadoo daqiiqadihii ugu dambeeyay ay is diiwaan geliyeen ilaa iyo afar musharax oo uu ku jiro musharaxa taajirka ah ee lagu magacaabo Cabdullaahi Axmed Caddow (Cadow Cali Gees).

Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa galabta soo gebagebeeyey diiwaangelinta musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Somalia.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu xusay magacyada illaa 24 musharax oo si rasmi ah loo diiwaan geliyey, kuwaasoo qaarkood saacadihii ugu dambeeyey gaaray xarunta guddiga doorashada.

Magacyada 24-ka musharax ee sida rasmiga ah uga qeyb geli doona doorashada madaxweynaha soo socda ee Somalia ayaa waxay kala yihiin sidan soo socota:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=52519

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj