Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,238 views

SHIRIB: Golaha Baarlamaankow barashadiini waayaye…mid loo begaayo ku bilow + Video

Barbaarta gaashaaman ayaa wacdaro ka dhigay xeebta Liido, kaddib markii ay halkaasi ku soo bandhigeen fantasiyo soo jiitay boqolaal dadweyne ah oo iyagu halkaasi u tegay damaashaad.

Munaasabad ku saabsan kulanka Abwaanada Soomaaliyeed oo ka dhacday xeebta Liido ayaa waxay barbaarta gaashaaman ka shanqariyeen shirib la isla helay jiibta iyo jaanta, waxaana tixaha ay ku luqeynayeen ka mid ahaa:-

Bulshada nin badbaadiyoo…isbedel keeno ku bilow
shacabkii markii ay shireen…maanta waxaa la sheegay Shiiq Shariif

Biyo dhaca shiribka kooxda barbaarta gaashaaman ayaa muujinaya heerka ay gaarsiisan tahay taageerada shacabka, iyagoona ku boorinaya xildhibaanada Baarlamaanka inay u codeeyaan rabitaanka bulshada isla markaana ay ku bilaabaan xulashada mas’uul ka soo dhalaalaya xilka qaran ee lagu aaminay.

Halkaan ka daawo shiribka Barbaarta gaashaaman:-

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=53025

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj