Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,306 views

Nuur Cadde oo si wanaagsan u amaanay Madaxweyne Farmaajo *Daawo*

Ra’iisul wasaare hore Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa sheegay in Guushii Farmaaajo ee doorashada madaxweynaha ay ka dhigan tahay in la sameeyey rabitaankii shacabka.

Wuxuu sheegay Nuur Cadde in Farmaajo ay horyaalaan shaqooyin badan, waxaana sidoo kale uu sheegay in waxyaabaha laga doonayo kamid tahay isku keenka Soomaaalida oo dhan haddii ay ahaan lahaayeen Djbouti, NDF, Somali Galbeed iyo Somaliland.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=53650

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj