Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 822 views

Warbixin ku saabsan qiimeyn lagu sameeyay markii uu xilka la wareegay Xasan Sheekh 2012 ilaa 2017 + Video

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha xilka wareejiyay maanta ayaa muddo afar sano ah dalka soo maamulayay laga soo bilaabo sanadkii 2012-ka oo uu kala wareegay Madaxweynihii dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa keenay isbedel muuqda oo la taaban karo, gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, ganacsiga, xiriirka dibadda iyo howlo kale.

Warbixintaan ayaa ka hadleysa mudada afarta sano ah waxyaabihii ay qabatay dowladda Federaalka ee uu Madaxweynaha ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud, inkasta oo aanay meesha ka marneyn dhaliilo ku saabsan howlihii laga sugayay maamulkiisa.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=53743

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj