Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 936 views

Faallo yar: Sawirkan muxuu ka dhigan yahay ?

Sawirka wuxuu ka dhigan yahay soomaaliya uma baahna ciidamo shisheeye iyo beesha caalamka . Kooxdii IGAD.ee Gabre ku shaqeysan jiray. ee soomaalida kala qeybin jirtay waa laga Xoroobay waa inaan ku faalo inaan anagu soomaali wada nahay Qaraabo wadanahay. Wadankana wada leenahay

Dadka Soomaaliyeed waa inay ka Xoroobaan nooca Gumaysiga cusub.loo yaqaan ee Qarniga 21naad

Waa markii ugu horeysa mudo 27sano ah Madaxda soomaaliyeed dhexdeeda xil isku wareejiso. Iyagoo Koox ajanabi ah ku dhex jirin.

Aniga waxaa ii muuqda mustaq bal fiican inay caruurta soomaaliyeed ee maanta dhalanaysa ay arki doonaa. Qofkasta oo soomaaliya waa inuu caruurtiisa ka bad baadiyaa gumaysiga cusub oo noocya badan ah.

Dadka qaar ayaa mooda marka laga Hadlayo Gumaysi inla tilmaamayo Qof shisheeya ah. Arinku sidaad maaha

Gumaysi waxaa ugu xun Qof soomaali kula ah oo ku Gumaysanaya! kaas oo diidan sharciga iyo inaan Dawlad ahaano. Sharaxaad uma baahna. Qofkasta ama kooxdaa aan tilmaamay.
Waxaad ku Garankartaa wuxuu doonayaa inuu ku noolaado si Bucadnimo ah. Mana Doonayo inaan Dawlad soomaaliyeed oo nagawada dhaxeysa yeelano.

Ugu dambeyntii waxaa inala gudboon inaan noqono ummad damiir leh oo aanan gunnimo qaadan, soomaalina waxaa ugu xun Qofka soomaaliyeed oo ciil uqaba inuu soomaalikale Gumaysto. Maxay Tahay xeryahay barakacayaasha. sow dadku soomaalimaaha dalkana soomaalibaa wada leh. Arinkaa ayaan kawadaa soomaali soomaalikale Gumaysta.

WQ: Maxamed Caalim

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=53745

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj