Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 365 views

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inuu ka shaqeyn doono Horumarinta Shacabka Soomaaliyeed iyo adkaynta amniga.

Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doono Horumarinta Shacabka Soomaaliyeed iyo adkaynta amniga, iyadoo uu shacabka u soo jeediyay inay la shaqeeyaan Ciidamada Dowladda.


Madaxweynaha Cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo si rasmi ah xilka madaxtinimo ee dalka ula wareegay shalay ayaa sheegay in dowladiisa ay ka shaqeen doonto hormarka dalka waxaana uu dalbaday madaxweyne faraamjo in shacabku ay qaataan kaalintooda.
Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo oo ah madaxweyne ay jecel yihiin shacabka waxaa horyaala shaqooyin badan oo u baahan wax ka qabasho sida abaaraha daran ee ka jira dalka, islamarkaana uu soo magcaabo Ra’isulwasaare iyo arima kale ayaa la sheegay in la caleema saari doono 22 bishaan oo ay ka soo qeybgalayaan sida la filayo madax k kala socota Caalamka.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=53760

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj