Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 561 views

LIVE:- U DAAWO: Caleemo Saarka Madaxweynaha 9aad ee Somalia

Magaalada Muqdisho waxaa ka bilaabatay caleema saarka Madaxweynaha 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), iyadoo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha wadamada Afrika.

Madaxda dalalka Itoobiya, Jabuuti, Kenya, Sudan, Uganda, Burundi iyo qaar kale ayaa ka soo qeyb galay, iyadoo la filayo in dhowaan ay si rasmi ah u bilowdaan khudbadaha madaxda dalalka caalamka, waxaana hoolka ay ka dhaceyso doorashada ku sugan diblomaasiyiinta wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=54191

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj