Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 669 views

R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo ka hadlay xilka loo magacaabay (Daawo Muuqaal)

Ra’isul Wasaaraha cusub ee Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeesay ka hadlay xilka loo magacabay, waxa uuna sheegay in uu aqbalay xilka loo magacaaby uuna soo dhawenayo.

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in Madaxweyne Farmaajo usoo xusho Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, waxa uuna balan qaaday in uu si buuxda oo hufan ula shaqeyn doono Madaxweynaha .

Halkan ka Daawo R/Wasaaraha cusub oo ka hadlaya magacaabistiisa:

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=54270

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj