Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 1,449 views

Barnaamijka Amuuraha Haweynka: Taariikhdii Dahabo Shidane oo ka tirsanaan jirtay wakaalada SONNA

Barnaamijka Amuuraha Haweynka oo todobaadle ah oo aan ku soo qaadaneyno doorka dumarka Soomaaliyeed ay kaga jirto horumarinta dadka iyo dalka Soomaaliyeed, barnaamijkaasi oo inoo daadihin doonto wariye Ikraam ayey maanta waxay ku soo qaadaneysaa waraysi la xiriirka doorka ay dumarka soomaaliyeed ka soo qaateen dhanka saxaafada iyo dhawaan oo ay ay nagu soo food hayso maalinta haweynka aduunka oo aynu ka hadli doono maalinta 8 Maarso iyo xaquuqda dumarka maalintaasi ku aadan.

Waxaa noo suurta gashay in aan khadka telefanka ku wareysano suxufiyad Dahabo Shidane Maxamed oo ka tirsanaan jirtay wasaarada warfaafinta qeebteeda wakaalada SONNA, oo ay ku soo biirtay sanadaii 70-meeyadii ilaa dagaaladii sakeeyey.

Waxaa inoo wareysatay wariye Ikraam Cali Kaar oo sugneed istuudiya Idaacada Somaliweyn ee magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden.

Halkan ka dhageyso wareysiga

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=55075

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj