Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 382 views

Barnaamijka gurmadka abaaraha iyo Idaacada Somaliweyn Sweden

Halkan Ka Dhageyso  

Barnamijka gurmad walaal ee radio Somaliweyn Sweden waxaa marti ku ah.

Maalinta sabtida ah taariqduna tahay 18 maarso Sheikh Baaruud Gurxan iyo Abdirahim Issa oo ka mid ah gudiga heer Qaran ee abaraha.

Saacada afrikada bari markeey tahay 7 da fiidnimo tan yurubta waqooyi na 5 ta galabnimo.
Waxaa wareesan doona wariye Yoonis Khalif ee hamoogan .

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=56052

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj