Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 794 views

Xaflad taageero iyo duco isugu jirto ee DFS ayaan lagu qabtay Storås, Gothenburg, Sweden

Waxaa magaalada wali kasii socdo xafladaha loo qabanaayo Dowlada Farmaajo iyo Ra’isalwasaarihiisa Kheyre.

Xafladaas waxaa ka soo qeeb galay dad aad u farabadan oo isu jiro rag iyo dumar ee magaalada Gothenburg, waxaa halkaasi laga soo jeediyey khudbada aad u qiimo badnaa oo ay soo jeediyey aqoonyahanada, indheergaratada iyo culumaa’udiin halkaas lagu casumay.

Qeebta madadaalada waxaa halkaas isugu yimid fanaaniinta Gothenburg iyo fanaanka weyn ee Lafoole oo halkaasu lagu soo casumay.

Xafladaasi oo ku dhamaatay sidii loogu talagalay, waxaa mahad balaaran loo soo jeediyey abaabulayaasha xaflada oo halkaasi ku casumay waxgaradka magaalada Gothenburg.

 

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=56136

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj