Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 343 views

Barnaamijka Amuuraha Haweenka: Drs Faadumo ” Soomaalida Iswidhen degen ayaan barnaa xuquuqda waalidiinta ay leeyihiin …” *Dhageyso*

Barnaamijka Amuuraha Haweynka oo noo daadihiso Ikraam Cali Kaar oo ka soo baxo idaacada Somaliweyn Gothenburg Sweden ayaan waxaan ku wareysanay Dr Faadumo Axmed Cismaan oo diyaarineysa PHD ee cilmiga caamifaadka ee Jaamaca Dalarna ee gobolada dhexe Sweden.

Drs Faadumo iyadoo khadka taleefanka noogu warameysay ayaa waxaa ay degaankaasi ka bilowday in ay wacyi galiso Soomaalida ama Ajaaniibta degen halkaasi ay siiso wacyigalin ku saabsan xaquuqda waalidka uu leeyahay ee wadankan Sweden hadii ay ahaan laheed mida caafimaad iyo mida arimaha bulshada, ayadoo ay la kaashaneyso qubaro Soomaaliha oo aqoon u leh cilmiga bulshada (Socianom) oo waalidka u sheegaaya waxyaabaha laga doonaayo sidii uu u badbaadin lahaa caruuurtiisa si aysan u dhicin in laga qaato caruurta uu dhalay.

Wareysig oo aad xiiso u leh waxaa kaga bogan kartaan halkaan:

DHAGEYSO

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=56287

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj