Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 248 views

Sheekh Nuur Baaruud: “Waxaa balanqaadeenaa Deeqaha gurmadka inaan gaarsiin doono…” Dhageyso

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo idaacada somaliweyn ka wareysatay oloha gurmadka qaran ee loo xirsaaray gudiga abaaraha qaran oo soo aruuriya deeqaha ay ummadda soomaaliyeed u soo diraayaa walaalahooda ku dhibaateysan abaaraha ku habsaday dalkeena hooyo ee Soomaaliya ayaa waxaa uu sheekh balan qaaday in sida ugu fiican oo si wadasiman dadka dhibaateysan loogu gaarsiin lahaa.

Sheekha oo ka hadlaayey dhibaatada jirta iyo sida kaliya ee looga baaahan yahay ummadda soomaaliyeen qaasatay kuwa qurba jooga in ay usoo gurmadaa oo bixiyaan sadaqadaas oo aad heli doonoto ajirkeeda iyo in loogu balanqaadaayo lacagta aad soo dirtaan si wanaagan loogu qeybinaayo doono, waxaa kale oo idin balanqaadaayo waxyaabaha loo soo diro in loogu geen doono meel walbo ay joogaan dadka dhibaateysan, ayuu yiri sheekh Nuur Baaruud, waxaa kale oo uu sheegay sheekha in la sameeyey gudiyo arimahaasa fuliyane ayna yihiin lagu kasoon yahay oo aamin ah.

Deedaada ku dir walaalaha tabaaleysan ACCOUNT-GAAN:

Salaam Bank 31326654
Dahabshiil Bank MUQD0036051
Premier Bank 020700016001

Waraysigan waxaa inoo daadihin doono Yoonis Khaliif

HALKAN KA DHAGEYSO

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=56328

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj