Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 599 views

Madaxweynaha Jabuuti Oo Addis Ababa Ka Dejiyay Diyaarad: DAAWO

Madaxweynaha dalka Jabuutti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo nooca qaadka weyn ee Boing 787 ka dejiyay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Diyaaraddaan oo ah mid ay dhawaan soo iibsatay shirkadda duulimaadka Ethiopian Airlines ayaa lagu casuumay Madaxweynaha Jabuuti, wuxuuna si parago leh ugu dejiyay garoonka diyaaraddaha Addis Ababa.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=56341

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj