Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 219 views

Madaxweyne Gaas oo xilka ka qaaday Mas’uul Sare (Akhriso wareegtada)

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Ladagaalanka Burcad Badeeda ee Puntland Cabdirisaaq Duceysane.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=56349

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj