Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 389 views

Falanqeynta Maanta: Farmaajo iyo Khayre soomaaliyeey hal sano oo Fursad ah siiya, hadda ka daaya Habaarka!

Golaha Wasiirada hadey 25 ama 30 iyo 25- 30 wasiir ku xigeen Waa in Farsad siyaasadeed la siiyo labaden masuul madaxweyne maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raysal wasaare xasan Cali khayre.

Waxaa wax laga xumaado ah in Siyaasada soomaaliya Noqoto in wax walba Qabiil lagu cabiro. Suurta Galmaaha in xukumada cusub in Qabiilkasta uu helo wax uu sugayey.

Hadii Hal Qabiil La siiyo 10 wasiir waa in lala shaqeeyaa Dawlada Cusub waa inaan is waydiino Dawladnimo wali Gacanta nuugu ma jirto wadanka ciidamo shisheeya ayaa dawlada abnigeeda ilaaliya.

ee la is waydiiyaa 27 labaatasano ma dagaalkaan sii wadnaa mise waa isku dul qaadanaa!

Warka wanaagsan anagoo dhan daawo ayuu nooyahay inaa wax walba oo khaldan saxno si wanaag ku jiro. Shacabka soomaalliyeed aduunka oo dhan waxaa loo arkaa dad cagaha iska Toogtay.

War ku I dhow dhow Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay in labada mas’uul ay dhankooda kasoo dhamaatay magacaabida,

Waxaa falanqeyn tayda yar ku sheegayaa Dulqaad hala muujiyo.

W/Q: Mohamed Caalim

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=56390

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj