Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 616 views

Xukunka Xijaabka ee Yurub iyo saameynta uu ku yeeshay Soomaalida + Video

Xukunada maxkamadaha Yurub ayaa kordhiyay cadaadiska ay ku hayaan Muslimiinta kaddib markii ay dhowaan maxkamad ay u ogolaatay shirkadaha inay iyagu go’aan ka gaari karaan xijaabka haweenka.

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Drs. Idil Cismaan ayaa shabakadda Dalsoor uga warbixisay dalalka Yurub oo iyagu xoojiyay kontrolka ay ku hayaan Muslimiinta ku nool dalalka Yurub, iyagoo ka eegaya dhinaca xagjirnimada.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=56430

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj