Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 594 views

Filim cusub oo Soomaali ah (Dollar baa jacayl dilay)

Qisada filimkaan cusub oo ah mid taabaneysa qoyska, gaar ahaan wiilasha iyo gabdhaha, doorka waalidka iyo toosinta ubadkooda, ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya jilayaal da’ yar ah isla markaana filimka waxaa lagu sameeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Sheekada iyo isku duba ridka filimka waxaa gacan ka geystay magacyada kuu soo muuqanaya, iyadoo muhiimadda filimkaan aad ka dalacan karto sheekooyin iyo arrimo ku saabsan heerarka kala duwan ee jacaylka lamaanaha.

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=56512

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj