Logo_Dahabshiil_cusubTawakalExpress Banner_mrq
NLINK-NEWhilal-banner

| | 85 views

Faaqidaada ciyaarta xiisaha badan ee Chelsea iyo Liverpool‏

chel-liver.

Garoonka Stamford Bridge caawa ciyaar ayaa ka balansan waana laysku haleeli oo doono oo kulan xiiso iyo xamaasad badan ayaa ka dhici doono waxaana fooda is dari doona oo kubad aan caadi aheyn ay dhax mari doontaa kooxaha Chelsea iyo Liverpool lugta labaad ee Capital one Cup.
Kulankaan ayaa ka duwan kulamada caadiga ah waxaana labadaan naadi oo xafiilftan gaar ah u dhaxeeyo ay doonayaan in midba mida kale ay guusha ka qaado waxaana lugti hore ay isku dhaafi waayeen bar baro hal iyo hal ah ciyaar ay halis soo galeen kooxda Mourinho markii ay tageen guriga Reds ee Anfield.

Ciyaarta ayaa ka dhici doonta garoonka Chelsea ee Stamford Bridge waxaana la daawan doonjaa waqtiga geeska Afrika marka uu yahay 10:45 habeenimo waxaana garsoori doona Oliver oo firinbiga ciyaarta loo dhiibi doonaa.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com

Fikirkaada ka dhiibo qoraalka kore, adigoo aan xadgudub sameynin. Mahadsanid

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=593

Haddii aad dooneysid inaad hesho wararka iyo warbixinadeena, godka hoose ku qor Emailkaada, adigoo botomka hoosena Click siinaya.

Join 3 other subscribers

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com