Logo_Dahabshiil_cusubAdv
NLINK-NEWhilal-banner
XayeysiinTawakalExpress

| | 84 views

Ra’iisul wasaare Cumar C/Rashiid oo xukuumadiisa cusub Baarlamaanka beri horgeynaaya

Qado_sharmaarke_Liido_resturang_10

Cumar C/rashiid Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maalinta Isniin oo ah berito uu Baarlamaanka Federaalka ah horgeeyo Wasiiradiisa uu soo Magacaabay dhawaan.
Prof Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Baarlamaanka ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Sharmaake uu Golahiisa Wasiirada Baarlamaanka Barri horkeenayo si loogu qaado Codka Kalsoonida xukuumadda cusub.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Baarlamaanka horay uga dalbaday in la siiyo mudo 10 maalmood ah si uu u soo dhameystiro Wasiirada Xukumaddiisa iyo Barnaamijyada ay ku shaqeyneyso Xukumadiisa.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com

Fikirkaada ka dhiibo qoraalka kore, adigoo aan xadgudub sameynin. Mahadsanid

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=827

Haddii aad dooneysid inaad hesho wararka iyo warbixinadeena, godka hoose ku qor Emailkaada, adigoo botomka hoosena Click siinaya.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan: contact@somaliweyn.com