Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 854 views

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirwaynaha xiriirka K/Koleyga Jaamacadda Carabta+Sawirro

Guddoomiyaha Xiriirka Soonmaaliyeed ee kubadda Kolayga Cabdullaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa  ka qayb galay shirwaynaha xiriika kubadda Kolayga  ee wadamda Jaamacadda Carabta oo ka dhacay dalka  isutaga Imaaraadka Carabta ( UAE ).

shirkaan oo ahaa  shir aan caadi ahayn waxaa lagu doortay guddoomiye cusub kadib markii gudoomiyihii hore  Badri Bin Dalaala Alsacuud oo ka soo jeeday Dalka Sacuudi  Carabia uu iska dhigay xilka isaga oo xilkaas hayay in ka badan 10 sano waxaana xilka gudoomiyaha loo doortay  Imaciil Abdallla Algargaawi oo u dhashay Dalka Imaaraadka Carabta UAE, sidoo kale  waxaan Shirwanaha lagu  magaacabay 4 gudoomiye ku xigeen  oo kala ah

1-Abdirahman Masci  Sacuudi Carabia  2aad-Abdirauuf  Bin Daalib Marocco

3-aad Magdi abuu Fariq Egypt (Masar) 4-aad Abdisatar al hadaani Yeman

Halka Xoghayaha uu guud uu ku noqsaday Hanafi Abu Daalib oo dalka Masara u dhashay  ah.

Guddoomiye Cadaani ayaa intii uu  shirka socda kulamo la qaatay  madxada xiriirada Marocco,Tunisia ,Oman,Qatar,Kuwayt ,Sacuudi Arabia iyo dalka martida loo ahaa ee  UAE  waxuuna guddoomiyaha sheegay in dhamaana ay  balan qaadeen in  ay gacan ka gaysan doonaan horumarinta kubadda kolayga Soomaliya.

 Guddoomiye Cadaani  ayaa dhanka kale uu la kulanay  guddoomiyaha  xiriirka kubadda kolayga ee dal Turkiga  Harun Erdenay oo dalak UAE ,u yimid daawashada ciyaaraha Naadiyada Jaamacada Carabta waxaana  ballan qaaday in ay  Xiriirkiisu uu wax ka qaban doonaan dib u dhiska   Garoonka kubaddda kolayga ee dalka Soomaaliya , waxaa kale oo guddomiye Cadaani halkaasuu  kul kulmay Abdullah Sagaer Sports Academy oo isna guddoomiyaha  isla af garteen in uu dalka yimaaddo kadibna qiimeeyo sidii looga furi lahaa Academyadlagu horumarinayo dalka kubadda Kolayga Soomaaliya.

 Guddoomiye Cadaani ayaa ugu dambayn sheegay in dhamaan kulamdii ay la yeesheen masuuliyiintii kal gedisanaa ay guulo ku dhamaadeen.

1 2 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 index

 W/D: Xuseen Maxamed  Hadaafow

Email: hadaafoow7@gmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=8841

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”