Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
| | 799 views

Kulan lagu horumariyo kubadda koleyga Soomaaliya oo magaalada Dubai lagu qabtay

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Koleyga Cabdulaahi Nuur Maxamed Cadaani ayaa kulan looga hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa aqoonta Tababarayaasha kubadda kolayga Soomaaliyeed la yeeshay Macalin Cumar Cabduqadir Baarajab.

Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Dubai ee isu tagga imaaraadka carabta oo uu guddoomiye cadaani kaga qayb galay shirkii wadamada jaamacadda Carabta, waxaana kulanka looga hadlay sidii tababar loogu qaban lahaa Tababarayaasha kubadda Koleyga dalka.

20151116_032238

Guddoomiye Cadaani oo kulanka ka warbixyay ayaa sheegay in XSKK oo ku jira qorshahiisa horumarinta kubada koleyga isla markaana uu sare u qaadayo heerka Aqooneed ee Tabarayaasha iyo Garsoorayaasha kubadda koleyga uu Bishii Oktoober ee sanadkan Tababare Baarajab u diray tababar lagu qaadanayay shahaadada Tababarka Tababarayaasha ee Fiba (FIBA Couching Instructor) oo ka dhacay dalka Benin iyadoo Tababare Baarajab ku guulaystay in uu ka mid noqdo Tababarayaasha FIBA ee tababarka bixin kara.

Guddoomiye Cadaani ayaa inta ku daray in Tababare Baarajab ay isla garteen in uu dalka yimaado isla markaana uu bixiyo tababar sare loogu qaadayo aqoonta Tabarayaasha qaybaha kale gedisan ee kubada kolega heer gobol heer degmo iyo heer iskuul si sare loogu qaado Aqoonta Tababaryaasha kubada koleyga Soomaaliyeed.

Tababarkan ayaa la filayaa in Caasimadda dalka Muqdsho lagu qabto bilowga sanadka soo socda 2016, waxaana ka soo qeyb gali doona macalimiin kasocota gobolada dalka.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

EmailL hadaafoow7@gmail.com

Short URL: http://somaliwayn.org/?p=9976

Comments are closed

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”