Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress

Advertising

NEW VILLAGE STUDIO

Bishaaro…Bishaaro

Dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay caalamka ka joogaan waxaa loogu bishaareynayaa in magaalada Muqdisho laga furay Studio casri ah, isla markaana aad ka heli karto hadba adeegii aad uga baahato adigoo jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Adeegyada aad ka heli karto STUDIO VILLAGE waxaa ka mid ah:

  • Duubista Aroosyada iyo xafladaha gaarka ah
  • Koobiyeynta cajaladaha Video iyo CD
  • Qorista araajida
  • Sawirrada noocyadooda kala duwan 
  • Habeynta iyo naqshadeynta sawirada aan Teesaraha ahayd
  • Photo Copy iyo howlaha kale ee la xariira xafiisyada.

Xarunta dhexe ee STUDIO VILAGE waxay ku taalaa degmada Wadajir oo ka tirsan magaalada Muqdisho, ama kala xiriir ciwaanada hoos ku qoran:

Telefoon: 0615662810 / 0697081

Email: raageceele@outlook.com

 

Ballanteenu waa qancinta macaamiisha.

[ultimate_post_list id=”52967″]

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj