Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Dhaqanka You are browsing entries tagged with “Dhaqanka”

Ugaas Beesha Gaaljecel oo Cadaalodaro ku tilmaamey mid ka mid ah Doorashadii Kismaayo

Iyadoo Beelaha Soomaaliyeed ay Cabasho ka keenayaan qaabka loo soo xulayo Xildhibaanadda Baarlamaanka ee Xilgaan ka soo socda qaar ka mid ah Magaalo Madaxyada Dalka Maamuladda waxaana arrintaa iyana Walaac ka muujiyey Guddiga Doorashadda oo Xaqiijiyey in ay jiraan Ku shubo iyo Masuqmaasuq ku aadan soo Xulista Xildhibaanadda Baarlamaanka Cabashadii ugu weyneyud waxay ka soo […]

November 25th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo cabasho ka dhan ah Suldaankooda u gudbisay Guddiga doorashada iyo beesha caalamka

Kulan ay isugu yimaadeen Waxagadka, Salaadiinta , Nabadoonada, Culimaudiinka, Haweenka iyo Dhalinyadda Beesha Jiido ayaa waxaa looga hadley arrimaha la Xiriira Qaabka Xulista Baarlamaanka Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose oo dhawaan la filayao in uu ka bilowdo Magaaladda Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed. Kulankaan oo ay isgu yimaadeen Xubnahaasi ayaa waxaa ka Hadley Nabadoon Cismaan […]

October 17th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Beesha Wacaysle oo war degdeg ah ka soo saartay saami qeybsiga aqalka sare iyo kan Baarlamaanka

Kulan ay maanta isugu yimaadeen waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo nabadoonada beesha Wacaysle ayaa waxay uga hadleen arrimo ku saabsan saami qeybsiga beelaha Soomaaliyeed ee ay iyagu ku leeyihiin ergooyinka u matalaya aqalka sare iyo kan hoose. Qaar ka mid ah waxgaradka beesha Wacaysle ayaa goobta ka soo jeediyay khilaaf ka taagnaa ergooyinka beesha oo ay […]

October 5th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Musharax u taagan kursiga Xildhibaanka beesha Moobleen Cismaan + Sawirro

Xaflad aad u balaaran oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan labba boqol {200} oo xubnood oo isugu jirey siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka, saraakiil ciidan, culumaa’udin, waxgarad, qurba joogta, haweenka iyo dhallinyarada beesha Moobleen Cusmaan looguna tala galay soo bandhigida musharaxa u taagan kursiga Xildhibaanka beeshaasi ayaa lagu qabtay Hotel Safari ee Magaalada Muqdishu. […]

August 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Beesha Madaxweyne Xasan ee Wacaysle oo beenin soo saartay

Magaalada Muqdisho waxaa kulankii ugu ballaarnaa ku yeeshay waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka beesha Wacaysle ee uu ka soo jeedo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee xilligeedu sii dhamaanayo. Kulankaan oo ahaa mid waxgaradka beesha Wacaysle uga tashaneysay aayaheeda ayaa waxay ku beenisay warar ay qoreen warbaahinta Soomaalida, kaasi oo sheegaya inay soo saareen liis ay ku qoran […]

August 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Beelaha Haweye oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho

Beelaha Hawiye ayaa maanta waxaay magaaladda muqdisho ku yeesheen kulan xasaasi ah kaas oo ay kaga hadlaayeen Qodobo Muhiim ah oo ku aadan aayaha Dambe Iyo Mustaqbalka Beelweeynta hawiye ee xiligaan ay ku sugantahay. Kulankaan oo ay siweeyn uga hadleen Qodobo ay ka mid ahaayeen katashiga Aaayaha iyo Mustaqbalka Siyaasadeen ee beesha Hawiye, xuquuqdda Dastuuriga […]

July 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Caleemo Saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka bilaabatay Baladweyne + Sawirro

Waxaa goordhaw magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ka bilaabatay munaasabada caleemo saarka Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif. Munaasabada waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Ugaasyo, Marti Sharaf ,Dhalinyaro, Haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan. Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, ayaa la filayaa in goordhaw si […]

July 25th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Banaanbax lagu taageeraayo go’aankii Ugaas Xassan ee gobolka Hiiraan

MAANTA IYO BELEDWEYNE: Xafidullah Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ku dhawaaqay maanta in la soo af jaray oo ay dhamaatay wada hadaladii u socday IGAD iyo cuqaasha Hiiraan oo wax danbe oo laga wada hadli doono aysan jiri doonin. Ugaaska ayaa soo af jaray wada hadaladii u socday IGAD iyo cuqaasha Hiiraan taas oo quus […]

July 15th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Waxgarad iyo xildhibaano siyaabo kala duwan uga digay in la marin habaabiyo soo xuslista odayaasha 135-ta ah

Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaabka loo soo xulayo aqalka sare ee odayaasha soo xulaya Baarlamaanka cusub. Dood xiiso leh oo dhex martay xildhibaanada iyo odayaasha dhaqanka ayaa ka dhawaajiyay inay jiraan faragelin lagu sameynayo qaabka soo xulista odayaasha dhaqanka, iyagoona […]

July 8th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Aqalka odayaasha Dowladda cusub iyo beelaha ay ka soo jeedaan (Akhriso magacyada)

Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay oo maalintii shalay lagu soo gabagabeeyay shir saddex maalin u socday hoggaamiyeyaasha madasha Qaranka ayaa waxay ku ansixiyeen aqalka odayaasha soo xulaya Baarlamaanka cusub. Liiska cusub ee odayaasha dhaqanka oo tiradoodu gaareyso 135-xubnood ayaa loo qeybiyay beelaha Digil iyo Mirifle, Beesha shanaad, Beesha Direed, Daarood iyo Hawiye, kuwaasi oo […]

June 26th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Ugaas Khaliif: “Wafdiga IGAD haddii ayna balaayo kale na soo dhex gelin waan isla dhameyn doonaa wixii qabyo ah” (Video)

Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayay wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya maxamed Cabdi Afey. Wafdigaan oo ujeedka booqashadooda ahayd sidii ay kulamo ula yeelan lahaayeen waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ayaa looga hadlay sidii ay labada dhinac uga qeyb qaadan […]

June 22nd, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

Shirkii Qardho oo Warmurtiyeed laga soo saaray(Akhriso qodobada)

Shirkii odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa maanta oo Khamiis ah lagu soo gaba gabeeyey magaalada Qardho, waxaana xiritaanka madashaasi ka soo qeyb galay ergey ka duwan Mr. Keating. Munaasabada xiritaanka shirka Isimada Soomaaliyeed ayaa waxaa kasoo qeyb galay marti sharaf kale oo ay ku jireen Culumaa’udiin, Abwaano iyo mas’uuliyiin kale. Kulankii maanta ayaa laga soo jeediyey […]

May 26th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Boqor Burhaan oo magaalada Qardho ka furay shirweynaha odayaasha dhaqanka Soomaaliya

Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Nugaal waxaa si rasmi ah uga furmay shirweynaha odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, waxaana shirkaan oo ah midkii ugu ballaarnaa ee ka dhaca dalka gudihiisa looga tashanayaa qaabkii odayaashu u wajahi lahaayeen doorkooda ku aadan doorashooyinka dalka ka dhacaya. Boqor Burhaan Boqor Muuse oo dhigay gogosha odayaasha dhaqanka Soomaaliya ayaa furitaanka kulankaasi […]

May 24th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Kulankii ugu weynaa oo odayaasha dhaqanka K/Soomaaliya uga furmay magaalada Qardho + Sawirro

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah duubabka dhaqanka beelaha degan gobolada W/Bari Soomaaliya ee uu ka taliyo maamulka Puntland ayaa martiqaad ballaaran waxa uu u fidiyay idimada, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka, waxaana kulankaan oo ka furmaya magaalada Qardho looga hadlayaa arrimo dhowr ah. Boqolaal ka tirsan ergooyinka odayaasha ah ee la martiqaaday ayaa […]

May 22nd, 2016 | Posted in sawirro | Read More »

Taariikh-nololeedkii Cismaan Yuusuf Cali(Cismaan Keenadiid)1899-1972

Waraysigan aan ku tilmaamay in aanu caadi ahayn laba masalo ayaa ugu wacan. Waa marka hore e, ma’aha mid la qaaday iyadoo fool ka fool la isu horfadhiyo, ama qaab kale oo toos ah la isu waraysanayo. Waa marka kale e, ka ba sii daran ee xilligii waraysigaasi dhacay iyo maanta oo ay ugu horrayso […]

May 12th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Ergooyin kale hor leh oo ku biiray shirka Beled Weyne + Sawirro

Xarunta madasha shirka looga hadlaayo aayaha gobolka Hiiraan waxaa maanta gaaray ergooyin hor leh oo isugu jira odayaal dhaqameed iyo waxgarad gobolka ka soo jeeda oo iyagu ka ambabaxay magaalada Muqdisho. Wafdiga oo si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Beled Weyne ayaa uga sii gudbay halka uu ka socdo shirka looga tashanayo aayaha […]

April 9th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Shirweynaha beelaha gobolka Hiiraan oo weji kale yeeshay iyo guddiyo la magacaabay + Sawirro

Shirweynaha beelaha gobolka Hiiraan ee ka furmay magaalada Beled Weyne ayaa maanta galay wejigiisii saddexaad, iyadoo shirweynahaani uu yeeshay weji kale, isla markaana maanta lagu dhawaaqay guddiyo kala duwan. Kulankii maanta ay yeesheen waxgaradka, odayaasha dhaqanka iyo nabadoonada beelaha gobolka Hiiraan ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda ku soo biiraan wufuud kale oo ka […]

April 5th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Beelaha Hawiye oo gobolka Banaadir ka damacsan qorshe cusub ‘Kulan Muqdisho ka dhacay’

Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye oo maanta ku shiray Muqdisho ayaa waxa ay aad ugu nuuxnuuxsadeen in aaya ka talinta Caasimaddu ay gaar u tahay beesha degta qabiilada kalana ay marti ka yihiin. Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye, Maxamed Xassan Xaad oo Munaasabadda furay ayaa waxa uu ku dheeraaday ka hadalka qorshayaal socda oo […]

March 29th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Odayaasha dhaqanka Hiiraan oo ku kala qeybsamay ka qeyb galka shirka Jowhar + Sawirro

Magaalada Beled Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah odayaasha gobolka Hiiraan, iyagoona ka wadahadlay sidii loo furi lahaa wejiga labaad ee shirka Jowhar ka socda, kaasi oo maamul goboleed loogu sameynayo Sh/dhexe iyo Hiiraan. Odayaasha kulanka la yeeshay Madaxweyne Xasan […]

March 27th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Waxgaradka beelaha gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan oo Beled Weyne ku yeeshay kulan gaar ah ‘Arrimaha ay ka hadleen’ + SWR

Wafdi ka koobanaa Salaaddiin, Ugaasyo iyo Waxgarad, uuna horkacayay – Iimaam Maxamuud Imaam Yuusuf ayaa gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Garoonka diyaaradaha ee Baladweyne ayaa waxaa wafdigan kusoo dhaweeyay qaar ka mid ah duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan, Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka, Xildhibaanno iyo siyaasiyiin horay u sii joogtay magaalada Beledweyne. Wax-garadkan oo xaflad soo […]

March 21st, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Beesha Ceyr oo digniin u dirtay beelaha Sacad iyo Saleebaan (Dhageyso)

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Ceyr ee Habargidir ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb, halkaasi oo ay uga hadleen arrimo u gaar ah beesha. Kulanka ayaa ugu horeyn waxay uga hadleen xarigga Cabdi Nuure Siyaad oo isagoo ku sugan dalka Kenya loo soo gacan geliyay Dowladda Soomaaliya, waxayna beesha Ceyr u digtay Madaxweyne Xasan […]

March 11th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Beesha Karinle oo go’aano ka soo saartay arrimo dhexdeeda ka jira

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay yeesheen beesha Karinle ee degta degmada Ceelbuur, iyadoo go’aano culus ka soo saartay arrimo dhexdeeda ka jira oo ay ugu weyn tahay gole guurti oo dhowaan looga dhawaaqay. Shirkaan oo ka dhacay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubnaha kala duwan ee beesha […]

March 7th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj